|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Wafti Uu Hogaamiyo Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanka Saameel, Sheegayna In Aanay Wax Dhib Ahi Ka Jirin.
December 11, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wafti Uu Hogaaminayo Badhasaabka gobolka Gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley Xildhibaano golaha deeganka katirsan iyo taliyaha qaybta ee ciidanka booliska gobolka gabiley ayaa galabta gaadhay deegaanka saameel oo la sheegay in ay xaalad muran ka taagan tahay. Badhasaabka gobolka iyo maayarka gabiley oo sida wada jir ah uga hadlay markii ay kazoo laabteen kormeer ay kusoo mareen deegaanka saameel iyo deegaanada kale eek u xeeran ayaa sheegay in aanay ka jirin wax xaalad isqabsi oo udhaxaysa dadka deegaanka ismarkaana wararka laga sheegay ay been abuur yihiin. Sidoo kale masuuliyiinta ayaa fariin udiray cidkasta siyaabo khaldan uga faafisay warar aan sal iyo raadtoona lahayn oo bulshada iska horkeenaya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Barnaamijka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Soo Bandhigtay Gaadiid Tiro Badan Oo Ay Soo I... “Muqdisho Masiibada Ku Habsatay Waan Ka Tacsiyeynayaa,Dhimashada Ku Timid Dadka Shacabka Ah Ee Aan W... Wasiiro katirsan Xukuumada Somaliland Oo Xadhiga ka Jaray Mashruuc laga Hirgaliyay Deegaanka Goray E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|