|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anigu Ku Odhan Maayo Suldaan Habaar Oo Kale Ayaad Tahay, Laakiin Saansaantiisii Ayaad Leedahay….” Ex Xildhibaan Nac-nac
December 26, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Axmed diiriye nacnac oo kamid ahaa mudanayaashii hore ee golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada muran ee ka taagan dalka iyo khilaaf soo kala dhexgalay xildhibaanada golaha ,xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee ka dhashay XEER14 Sidoo kale ex xildhibaan nacnac ayaa fariimo isbarkan udiray madaxwayne biixi iyo xildhibaanada golaha wakiilada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:"Madaxweynuhu Hargeysa Muu Ku Dabranyahay, Haleeyana Muu Daadhine"..Xildhibaan Wali Axmed Xaawo Amar Kasoo Baxay Wasiirka Gaadiidka Oo Sababay In Xukuumadu Weydo Dekhligii Uga Soo Xeroonayay Kasta... Daawo:Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaaciyay Qadarka Lacageed ee Ay Kaga Qaybqaadanay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|