“Anigu Ku Odhan Maayo Suldaan Habaar Oo Kale Ayaad Tahay, Laakiin Saansaantiisii Ayaad Leedahay….” Ex Xildhibaan Nac-nac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Anigu Ku Odhan Maayo Suldaan Habaar Oo Kale Ayaad Tahay, Laakiin Saansaantiisii Ayaad Leedahay….” Ex Xildhibaan Nac-nac
December 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Axmed diiriye nacnac oo kamid ahaa mudanayaashii hore ee golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada muran ee ka taagan dalka iyo khilaaf soo kala dhexgalay xildhibaanada golaha ,xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee ka dhashay XEER14

Sidoo kale ex xildhibaan nacnac ayaa fariimo isbarkan udiray madaxwayne biixi iyo xildhibaanada golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS