Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Xoghayihii Hore . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Xoghayihii Hore .
November 10, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee gabiley ayaa maanta sirasmi ah xilkii uga wareegay xoghayihii hore ee degmada.

Munaasibadan ay xilka kulak ala wareegayeen labada xoghaye ayaa waxaa kazoo qaybgalay maayarka magaalada gabiley,xildhibaano golaha deegaanka ka tirsan,waxgarad iyo masuuliyiin ka socday wasaarada arimaha gudaha,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS