|
|||||
WAJAALE NEWS
Wiil Yar Oo Ku Geeriyooday Dab Qabsaday Guri Jiingad ah Oo Ku Yaala Xaafada Boqol Jire Ee Magaalada Hargaysa.
November 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle haw naxariistee Wiil yar ayaa ku dhintay guri Jiingada oo dab qabsaday xaafada Boqol-jire ee magaalada Hargeysa. Ciidanka Dab-demiska Ayaa gurmad ufidiyay gurigan jiigada ah eek u shuf belay xaafada boqol jire waxaanay Maydkii ka soo saareen gudaha hore ee guriga, sidoo kale ciidamada ayaa damiyay dabkaas , kana xakameeyay guryihii kale. Ciidanka Booliska gaar ahaan laanta dambi baadhista oo hawlgalkaa goobjoog ahaa ayaa la wareegay maydka. Ugu dambayn ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshadu inay ka taxadaraan wax kasta oo sababi kara dab. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE. Related posts:DAAWO; Emaaraadka Oo Bilaabay Dhismaha Saldhiga Milatari Ee Berbera Xili Aanay Wali Xukuumadu Ca... Saqbadhkii Xalay Somaliland Waxay Gashay Meel la'aan(Vacuum) uu Gudoomiyaha Guurtidu si Badheedha iy... Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Badal Madaxwaynuhu Ugu Badalay Gobolka Soo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|