BURCO(W,N)-Wasiirada macdanta iyo tamarta, cadaalada, arimaha dastuurkasomailand oo ay weheliyaan maamulka gobolka togdheer ayaa gaadhay deegaanka fiqi ayuub oo katirsan gobolka togdheer ismarkaana ay dhowr jeer khilaaf soo kala dhexgalay shirkado macdan ka qorayay iyo dadka deegaanka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;