Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Warshada Kaluunka Ee Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Warshada Kaluunka Ee Jabuuti.
November 18, 2021 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Somaliland oo ku sugan dalka jabuuti ayaa booqasho u tagay xarunta warshada kaluunka soo saarta ee dalka jabuuti isagoo uu weheliyo safiirka Somaliland ufadhiya jabuuti iyo wasiirka beeraha dalka jabuuti.

Masuuliyiinta ayaa soo kormeeray goobaha wax soo saarta ee warshada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS