Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Suxufiyiinta Ku Dhaliilay In Aanay Dabagal Ku Samaynin Shirkadaha Iyo Ganacsatada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Suxufiyiinta Ku Dhaliilay In Aanay Dabagal Ku Samaynin Shirkadaha Iyo Ganacsatada!
November 9, 2021 - Written by Editor:

’Saxafiyiintu Siday Ugu Daba- jiraan Siyaasiyiinta UmaDaba-galaan Ganacsatada” WasiirCabdiwali.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali oo ka hadlay munaasibad lagu xusayay maalinta saxaafada ayaa suxufiyiinta ku dhaliilay in aanay dabo gal kusamaynin ganacsatada sida ay udabo galaan siyaasiyiinta oo kale

Sidoo kale wasiir cabdiwali ayaa hoosta ka xaqiiray xidhiidh ka dhexeeya suxufiyiinta iyo ganacsatada oo Soboba in aanay baadhis ku samaynin alaabooyinka,shidaalka iyo waxyaabaha kale ee ay keenaan in ay waxka sheegeen.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS