Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Iskuduwaha Wasaarada Ee Gobolka Gabiley Umagacaabay Dr Ciise Sh, Muxumed Warsame. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Iskuduwaha Wasaarada Ee Gobolka Gabiley Umagacaabay Dr Ciise Sh, Muxumed Warsame.
November 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka asaarada caafimaadka somailand xasan gaafaadhi ayaa isku shaandhayn ku sameeyay qaarkamid ah iskuduwayaasha wasaarada ee gobolada dalka

Sidoo kale wasiir gaafaadhi ayaa iskuduwaha cusub ee gobolka gabiley umagacaabay dr ciise sheikh muxumed warsame ooh ore usoo noqday iskuduwaha gobolka hadana kamid ahaa bahda caafimaadka.

HALKAN KA AKHRI WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS