Wasiir Xasan Gaafadhi Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay In Uu Utartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Xasan Gaafadhi Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay In Uu Utartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,
November 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland Xasan Maxamed Gaafadhi ayaa maanta si rasmi ah ushaaciyay in uu tartamayo gudoomiyaha xisbiga kulmiye oo isna usharaxan yahay wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiye uxigeenka kowaad ee xisbiga uu isna usharaxan gudoomiyaha xisbiga kulmiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS