Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London Ee Cariga Ingiriiska. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London Ee Cariga Ingiriiska.
November 24, 2021 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayay ee safarka shaqo ku joogay dalka maraykanka ayaa socdaal ugu kicitimay dalka ingiriiska oo ay hawlo shaqo utageen.

Waftigan ka socday Somaliland ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada London ee dalka ingiriiska halkaasi oo ay kazoo dhaweeyeen jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Uk,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS