|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkooda!
November 22, 2021 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha, taliyaha ciidanka laanta socdaalka iyo masuuliyiin kale ayaa gaadhay caasimada dalka jabuuti. halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wakiilka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti. Masuuliyiinta ka tirsan xukuumada somailand ayaa magaalada jabuuti kaga qaybgalaya shir caalamiya oo lagaga hadlayo arimaha qaxoontiga kaasi oo ay ka qaybgalayaa dalal kale oo katirsan qaarada Africa. Shirkan ayaa waxaa soo agaasintay haayada qaramada midoobay ee arimaha qaxoontiga ee UNHCR. HALKAN KA DAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wefti Heer Qaran Ah Oo Komishanka Doorashadu Hogaaminayo Oo U Ambabaxay Gobolada Sool iyo Sanaag Bar... Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco... Ganacsade Ay Dawlada Hoose Ee Hargaysi Qufushay Meheradiisii Oo Wacad Ku Maray In Uu la Dagaalamayo COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|