Wafti Ka Socda Dalka Sucuudiga Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Dalka Sucuudiga Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Somaliland!
November 3, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N0-Wafti balaadhan oo ka socda boqortooyada dalka sucuudi Arabia ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa.

Waftigan ayaa waxaa horkacaya madaxda haayada boqor salaam. Oo mudooyinkii udanbeeyay Somaliland soo gaadhsiisay mucaawino loogu talo galay dadka danyarta ah iyo qaxoontiga ku sugan jsl.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS