|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waan Hambalyeynayaa Xirsi Iyo Cabdirasaaq Khaliif, Oo Hamigoodii Gaadhay, Qofkuna Haddii Dedaalo lama Xaasido“ Wasiir Siciid Sulub.
November 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Siciid Sulub, ayaa bogaadiyey Labada Siyaasi ee Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo noqday Guddoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Cabdirisaaq Khaliif oo noqday Guddoomiyaha Wakiillada, waxaanu yidhi. “Runtii waxaan ugu hambal-yaynayaa labadaa nin Xirsi iyo Cabdirisaaq Khaliif oo hamigoodu ahaa markii hore ee ay noogu yimaadeen Waddani oo aan ahaa ragii xiligaa ku soo dhaweeyay xisbiga inay kala noqdan Gudoomiyaha xisbiga Waddani iyo Gudoomiyaha golaha wakilada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Magalada Burco Oo si Wayn Looga Dareemayo Soo Dhawaynta Gudomiye ku Xigenkii Hore Ee G/Togdheer Oo M... DAAWO;Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Saraakiisha Ciidanka Ku Amray Inay Amaanka Xoojiyaan. Wasiir Katirsan Xukuumadda Jsl Oo Sheegay In Sida Loola Dhaqmo Beelaha La Hayb-sooco Ee Somaliland A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|