TPLF Oo Shuruudo Adag Ku Xidhay Wada Hadal Ay La Gasho Dowlada Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TPLF Oo Shuruudo Adag Ku Xidhay Wada Hadal Ay La Gasho Dowlada Itoobiya.
November 8, 2021 - Written by Editor:

ADIS(W,N)-Midowga Africa ayaa dhexdhexaadin ka bilaabay dagaal kasocda dalka itoobiya ee udhexeeya dawlada iyo jabhada TPLF iyadoo TPLF Ay shuruudo adag ku xidhay wada hadal ay la gasho dawlada uu hogaamiyo raysawasaare abiye ahmed oo wakhti xaadir ay udhexeeyaan dagaalo adagi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS