|
|||||
WAJAALE NEWS
“Somaliland Looma Abuurin In Beesha Dhexe Ay Tidhaahdo, Waxaanu Ka Saraynaa Dhulbahante Iyo Gudabuursi” Siyaasi Cabdilaahi Dheere.
November 12, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada waxbarashada xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi Cabdilaahi Dheere oo kamid siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Somaliland gaar ahaan gobolka awdal islamarkaana kamid ahaa dadkii sida wayn ugu ololeeyay madaxwayne biixi wakhtigii uu u ordayay kursiga ayaa si dadban uga hadlay xulashada madaxwayne biixi ee xukuumadiisa. Sidoo kale siyaasi cabdilaahi dheere ayaa walaac xoogan ka muujiyay xisbiyada Somaliland iyo qaab ay udhacmaan oo aan ahayn mid reer sommaliland usiman yihiin waxka noqoshadooda. Dhanka kale siyaasi cabdilaahi dheere ayaa sheegay in aan Somaliland loo abuurin in madaxda beesha dhexe tidhaahdo waxaanu ka saraynaa beelaha darifyada taasi ay Somaliland ku burburayso. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxwayne Biixi Oo Shacabka Uga Xog Waramay Muhiimada Uu Somaliland Uleeyahay Heshiiska Ay Kala Sex... “Komishankii Waxay Imika Wadaan Barnaamij Layidhaa, Ila Tali Walaal, Waxaanan Rajaynayaa Markay Tala... Xarunta Darasaadka CPA Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Hubka Kusii Qulqulaya Somalia Iyo Saamaynta Amni... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|