|
|||||
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Boorama Oo Ka Hadlay Kor Ukaca Qiimaha Shidaal Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
November 12, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada boorama iyo wadayaash agaadiidka kala duwan ayaa ka hadlay kor ukaca qiimaha shidaalka oo marba marka ka danbaysa kor usii kacaya.
Qaarkamid ah wadayaasha gaadiidka ayaa sheegay in iyagoo markii horeba dhib ay ku haysay wado xumo ay hadana ugu biirtay kor ukaca shidaal oo ay sheegeen in ay udhow yihiin in ay iska dhigaan gaadiidka Sidoo kale dadwaynaha ayaa xukuumada madaxwayne biii ugu baaqay in ay waxka qabato kor ukaca qiimaha shidaalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|