Marwo Rooda Axmedyaasiin Oo Ka Dayrisay Xaalada Laydh La,aaneed Ee Magaalada Berbera, Eedona Ujeedisay Dadka Gacanta Ku Haya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Marwo Rooda Axmedyaasiin Oo Ka Dayrisay Xaalada Laydh La,aaneed Ee Magaalada Berbera, Eedona Ujeedisay Dadka Gacanta Ku Haya!
November 21, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Marwo Rooda Axmed Yaasiin Oo katirsan Gudida xuquuqal iisaanka qaranka ayaa ka hadashay xaalada Laydhka berbera oo bulshada dhib wayni ka haysato in  ay Helaan laydh ku filan.

Sidoo kale marwo rooda axmedyaasiin ayaa eedo culus Ujeedisay ganacsatada gacanta ku haya laydhka magaalada Berbera oo sheegtay in ay yihiin kuwo aan ka naxaynin Bulshada islamarkaana usoo shaqo tagay,

Dhanka kale marwo rooda ayaa ka hadashay waxyaabaha gudida xuquuqal iisaanka qaranka ay ka hirgaliyeen gobolka saaxil iyadoo kubaaqay in la xidho jeelka magaalada berbera oo xaaladiisu xuntaya ismarkaana aanay maxaabiistu ku noolaan Karin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS