“Madaxweynaha Umaan Doonan Xilka Ee Isaga Ayaa Ii Gartay”Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Reer Miyiga Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweynaha Umaan Doonan Xilka Ee Isaga Ayaa Ii Gartay”Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Reer Miyiga Jsl.
November 5, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada reer miyiga Dhawaan madaxwaynaha Somaliland umagacaabay ayaa ka Hadlay xilka uu madaxwaynuhu umagacaabay oo uu shegay in Aanu udoonanin isago balse uu madaxwaynuhu ugartay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS