Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargaysa.
November 9, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka soma,iland iy xubno kamid ah golaha wasiirada somaliland ayaa maanta ka qqaybgalay munaasibad lagu xusay maalinta saxaafada somaliland oo lagu qabtay magaalada hargaysa kaasi oo uu soo agaasimay ururka suxufiyiinta somaliland ee solja.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS