Madaxwayne Geele Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Safar Ku Jooga Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Geele Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Safar Ku Jooga Jabuuti.
November 18, 2021 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha Dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa Xafiiskiisa ku qabiley Wasiirka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga somaliland Siciid Sulub oo safar ku jooga dalka jabuuti.

Dhanka kale wasiirka xanaanada xoolaha somaliland ayaa ka warbixiyay kulanka uu la qaatay madaxwaynaha jabuuti iyo arimaha ay ka wada hadlee,.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS