Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Madaxwaynaha DDSI Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Madaxwaynaha DDSI Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
November 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha dalwad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar)

COMMENTS
LINKS