Madaxwaynaha Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya Oo Wax Laga Waydiiyay Ujeedada Safarka Uu Ku Yimid Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya Oo Wax Laga Waydiiyay Ujeedada Safarka Uu Ku Yimid Somaliland.
November 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaadhay Somaliland

Madaxwayne Mustafe ayaa waraysi ay la yeelatay idaacada VOA wax lagaga waydiiyay ujeedada u daaran tahay socdaalka uu yimid somaliland xili ay dagaalo udhexeeya dawlada fadaraalka itoobiya iyo jabhada tplf ay ka socdaan gudaha Dalka itoobiya iyo waxa ka jira in uu somaliland uyimid in ay waydiistaan taageero milatari isagoo sheegay in aanay jirin wax arimahaasi la xidhiidha oo ay somaliland waydiisanayaan balse uu uyimid sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqaynta labada dal ee dhinaca abniga iyo iskaashiga ganacsi,

Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa sheegay in uu dawlada Somaliland fariin uga sido dawlada dhexe ee itoobiya iyo waxa ay daaran tahay!

Dhanka kale wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa wax laga waydiiyay safarka uu dalka ku yimid madaxwaynaha ddsi

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS