Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Ka Hadlay Taariikhda Iyo Aqoontii Uu Ulahaa Marxuum Maxamed Daahir Afrax Oo Dhawaan Geeriyooday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Ka Hadlay Taariikhda Iyo Aqoontii Uu Ulahaa Marxuum Maxamed Daahir Afrax Oo Dhawaan Geeriyooday.
November 21, 2021 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo ka Hadlay geerida Dr Maxamed Daahir Afrax isagoo tacsi udiray ehelkii iyo shacabka uu ka baxay kan tacsiyadeeyay bahda Somali pen iyo shacabka uu ka baxay.

Sidoo kale madaxwayne Geele ayaa ka hadlay taariikhda marxuum maxamed daahir afrax iyo wakhtigii ay isbarteen.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS