Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida Oo War Kasoo Saaray Xaalada Itoobiya Iyo Fariinta ay shacabka Udireen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida Oo War Kasoo Saaray Xaalada Itoobiya Iyo Fariinta ay shacabka Udireen!
November 2, 2021 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Gudida nabadgalyada ismaamulka somalida ayaa kulan deg deg ah yeeshay kaasi oo uu gudoomiynayay madaxwane mustafe muxumed cumar

Kulan ayaa waxaa kazoo baxay war murtiyeed ay kaga hadlayaan xaalada itoobiya dagaalada ka socday gobolada axmaarada ,tigreyga iyo qybo kale

Sidoo kale warkan ayaa lagu sheegay in masiirka somalida ay ka ariminayaan dadka somalida ahi

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS