Komishanka Tamarta Jsl Oo Kulan La Yeeshay Daneeyayaasha Korontada Iyo Ujeedada Uu Daarnaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Tamarta Jsl Oo Kulan La Yeeshay Daneeyayaasha Korontada Iyo Ujeedada Uu Daarnaa!
November 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiintatamarta somaliland ayaa kulan wada tashi ah layeeshay daneeyayaasha tamarta kaasi oo ujeedadiisu ahaa mid wada tashi.

Waxaana ugu horayn ka hadlay kulankan agaasimaha komishanka tamatarta somaliland maxamed maxamuud cabdi malow isagoo faah faahiyay ujeedoyinka looga dan leeyahay.

Sidookale waxaa ka hadlaymasuul kasocday wsaarada macdanta iyo tamarta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS