Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Cadeeyey In Doorashada Madaxweynahu Ku Dhacayso Wakhtigii Loogu Talo Galay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Cadeeyey In Doorashada Madaxweynahu Ku Dhacayso Wakhtigii Loogu Talo Galay.
November 6, 2021 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland mudane C,rashiid riyo raac ayaa sheegay in doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ay ku qabsoomayso wakhtigii loo qoondeeyey haddii alle yidhaa.

Halkan Hoose Ka Daawo Warka Komishanka Doorashooyina Qaranka Jsl.

COMMENTS
LINKS