Gudoomiyaha Rugta Ganacsi Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Sobobay Kor Ukaca Miciishada Iyo Shidaalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Rugta Ganacsi Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Sobobay Kor Ukaca Miciishada Iyo Shidaalka.
November 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ah ee golaha guurtiada somaliland ayaa kuan la yeeshay masuuliyiinta rugta ganacsiga oo ay ka waraysteen sixir bararka baahsan ee dalka ka jira.

Gudoomiyaha rugta ganacsiga ayaa ka hadlay waxyaabaha sobobay kor ukaca miciishada iyo shidaalka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS