|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Somaliya Oo Hakiyay Ku Dhawaaqista Natiijada Kursigii Uu Ku Guulaystay Mahdi Guuleed.
November 2, 2021 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay ku dhawaaqista Natiijada rasmiga ah ee kursiga Nambarkiisu yahay #HOP239 oo shalay doorashadii ka dhacday Xarunta Tababarka Booliska Gen. Kaahiye loogu doortayRa’iisul Wasaare Kuxigeenkii Mahdi Guuleed. Guddida ayaa qabtay dacwad uu soo gudbiyay Musharax Xuseen Carab Ciise oo kursigaasi ku fadhiyay, waxaana la faray Guddiga hirgelinta doorashada in la hakiyo ku dhawaaqista natiijada rasmiga ee kursigaas laga bilaabo 2 November inta Guddiga Xalinta Khilaafaadka uu go’aan ka gaadhayo dacwada laga soo gudbiyay kursigaas.
Related posts:Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay Wakhtiga La Nadiifinayo Suuqa Waaheen Iyo Fariinta Uu Udira... Oday Kamida Dadka Ku Nool Deegaanka Fiqi Ayuub oo Wasaarada Macadanta Somaliland Ku Eedeeyay Falal A... Gudoomiyaha Wadani Oo Galabta Shacabka Degmada Maxamuud Haybe Kala Qaxweeyay Goobaha Ay Iskugu Yimad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|