“Doorashadii Hore Xisbiyada Mucaaridku Waa Kuwii Yidhi, Dad Dhintay Ayaa Codeeyay”Gudoomiye Riyo Raac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Doorashadii Hore Xisbiyada Mucaaridku Waa Kuwii Yidhi, Dad Dhintay Ayaa Codeeyay”Gudoomiye Riyo Raac.
November 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland cbdirashiid riyo raac oo ka hadlay madal ayaa ka hadlay qaabka ay udiyaariyeen diwaan galinta codbixiyaasha iyo sida aan dadku laba jeer isku diwaangalin Karin.

Sidoo kale riyo raac ayaa xusay cabashadii xisbiyada mucaaridka ee doorashadii hore in aanay dhici doonin.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS