ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya iyo dhexdhexaadinta jabhada TPLF Ayaa qoloba dhinaceeda shuruudo ku xidhay wadahadalo ay la gasho ka kale.
Sidoo kale dawlada itoobiya ayaa dhankeeda soo bandhigtay shuruudo ay ku xidhay in wadahadal iyo heshiish dhexmaro jabhada TPLF Oo hada dagaalo qadhaadh kula irta dawlada.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;