“Dadkii Uu Beer Cadaaday Bas Lama Raaco, Oo Gadiidkiiba Waalayska Dhigay, Madaxwaynuhuna Uu Arkayaa, Wasiirkii Ganacsiguna,Muran Ayuunbuu Lasoo Taagan Yahay” Siyaasi Rashiid, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dadkii Uu Beer Cadaaday Bas Lama Raaco, Oo Gadiidkiiba Waalayska Dhigay, Madaxwaynuhuna Uu Arkayaa, Wasiirkii Ganacsiguna,Muran Ayuunbuu Lasoo Taagan Yahay” Siyaasi Rashiid,
November 20, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Yuusuf (Sheekhul axmar) oo katirsan masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa ka hadlay kor ukaca qiimaha shidaal iyo miciisha isagoo wasiirka ganacsiga ku dhaliilay waxka qabasho la,aanta sixir barar iy muran uu la hortaagan yahay warbaahinta.

Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa ka hadlay safarka madaxwayne ee gobolka saaxil isagoo waxgaradka gobolka saaxil ugu baaqay in ay kala hadlaan tabashadooda balse ay dhamaatay wakhtigii reernimo loogu xilan lahaa

Dhanka kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa ka hadlay wareejinta gudoomiyaha xisbiga ee cabdiraxmaan cirro oo uu sheegay in ujeedadiisu tahay sidii dhalinyarada fursad siyaasadeed loo siin lahaa isagoo bogaadiyay hogaanka cusub ee loo doortay xisbiga wadani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS