|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xuska Siyaarada Sheikh Cabdiqaadir Jiilaani Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
November 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xuska Siyaarada Sheikh cabdiqaadir jiinaali Ayaa maanta siwayn looga xusay magaalada hargaysa.
Munaasibada xuska siyaarada sheikh cabdiqaadir jiinaali ayaa Waxaa soo qaban qaabiyay xerta sheikh maxamed rabiic.
Sidoo kale munaasibada siyaarada sheekha ayaa waxaa kazoo Qaybgalay culimo awdiin, salaadiyiin, xubno kaid ah saraakiisha Ciidamada qaranka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Culimada iyo salaadiyiin kazoo qaybgalay Xuska siyaarada Sheikh cabdiqaadir jiinaali ayaa ka waramay sheeha iyo sidii Uudiinta islaamka dadaalka ugalay in ay ku faafto caalamka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Wiil Naafo Ah Oo Hore Cadaalad Daro Uga Tirsanayay Masuuliyiin Xukuumada ah Oo Xisbiga Wadani... Warsaxaafadeed: Maalintani Waxay Kusoo Beegmaysaa Iyadoo Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ay Qo... Daawo-Golaha Guurtida Somaliland Oo Xogwaran ugu yeedhay Saraakiisha Ciidamada Amaanka Somaliland. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|