DAAWO;-Munaasibad Xus Iyo Xusuus Ah Oo Loo Qabtay Marxuun Xasan Maygaag Samater Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Dalka Sucuudiga . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Xus Iyo Xusuus Ah Oo Loo Qabtay Marxuun Xasan Maygaag Samater Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Dalka Sucuudiga .
November 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad xus,xusuus iyo baroor diiq ah oo Magaalada hargaysa loo qabtay Alle Ha,unaxariistee Marxuum Xasan Maygaag Samater oo dhawaan ku geeriyooday dalka sucuudiga kana mid ahaa macalimiinta mudada dheer ku jiray fiilka waxbarashada taasi oo dad badan oo reer somaliland iyo somaliya ahba wax soo maray.

Waxaana munaasibad xuska iyo xusuusta ee marxuum xasan maygaag Samater kazoo qaybgalay gudoomiyaha xisbiga Ucid, Hogaamiyaha xisbiga Wadani, gudoomiyaha jaamacada Camuud aqoonyahan ay isku fiil ahaayeen ,ardaydii uu wax soo maray kuwaasi oo ka waramay taariikhdiisii,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS