DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeeda Wajaale Iyo Ujeedada Safarkiisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeeda Wajaale Iyo Ujeedada Safarkiisa
November 27, 2021 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada tog wajaale ee xuduudka somaliland iyo itoobiya.

Waxaana halkaasi kusoo dhawayeeyay wasiirka arimaha gudaha ,warfaafinta isgaadhsiinta iyo maamulka gobolka gailey iyo ka degmada wajaale

Wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa ka hadlay soo dhawaynta waftigan iyo cilaaqaadka labada dal

Dhanka kale madaxwayne mustafe cumar ayaa ka warbixiyay ujeedada safarkiisa uu yimid somaliland oo uu ku sugnaan doona laba cisho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS