|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Beesha Habar Awal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay faro Galin Madaxwayne Biixi Kula Kacay Saldanada Subeer Awal.
November 4, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madax-dhaqameedka, Siyaasin, Iyo Xubno kamid saraakiishii halgamayaashii SNM Oo maanta magaalada Hargaysa shir jaraa,id ku qabtay ayaa si adag falceliyay faro galin xukuumadu kula kacday saldanada guud ee subeer awal. Sidoo kale madxdhaqameedka iyo haldoorka kale oo uu weheliyay suldaan guud ee subeer awal suldaan xasan suldaaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa madaxwayne biixi iyo xukuumadisa fariimo isbarkan udiray isagoo sheegay in dulaanka saldanada subeer awal uu yaala gondaha madaxwayne biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/NtRhjhpX5MQ Related posts:War Deg Deg Ah; Komishanka Doorashooyinka Oo Hada Ku Dhawaaqay Natiijada Hordhaca Ah Ee Degmada Harg... Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Askari Lagu Diley Magaalada... DAAWO;-Odayaasha & Waxgaradka Beelkamida Beelaha Degmada Tog Wajaale Oo Raali Galin Ka Bixiyay fal ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|