DAAWO;-Bilicsiga Sidii Uu Muuse Biixi Udhaliili Jiray Xukuumadii Madaxwayne Daahir Riyaale Iyo Su,aalaha Maanta Dul Hoganaya Hogaamintiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bilicsiga Sidii Uu Muuse Biixi Udhaliili Jiray Xukuumadii Madaxwayne Daahir Riyaale Iyo Su,aalaha Maanta Dul Hoganaya Hogaamintiisa!
November 10, 2021 - Written by Editor:

“Halkii Madaxtooyada La Odhan Jiray Ina Cigaal Dhimay Oo Xabaashiisii Ayay Raacdaye,Qoladii Udub Haysku Tagto Oo Haynoo Waranto”Muuse Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Milicsiga Sidii Muuse Biixi Cabdi  xiligii uu mucaaridka ahaa ayaa wuxuu si adag udhiili jiray xukuumadii madaxwayne daahir riyaale iyo xisbigiisii Udub oo xataa uu diiday in uu si saxa uga hadlo madaxwayne daahir riyaale iyo waxyaabaha uu qabtay isagoo si cad usheegay in ay madaxtooyadii Somaliland raacday xabashii Marxuum madaxwayne cigaal.

Sidoo kale muuse biixi oo wakhtigaa ahaa mucaaridka kana tirsanaa xisbiga kulmiye ee hada haya talada dalka islamarkaana uu madaxwayne ka yahay muuse biixi ayaa wasiirkii ariaha dibada ee xukuumada riyaale cabdilaahi maxamed ducaale ku eedaynayay in uu warbaahinta u akhriyo afar line oo loosoo qoray marka ay kazoo laabtaan safar dabada u baxaan madaxwayne riyaale,

DAAWO MUUQAAALKA MADAXWAYNE BIIXI SIDII UU UDHALIILI JIRAY XUKUUMADII RIYAALE;

COMMENTS
LINKS