DAAWO;-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Ka Waramay Xadhigiisii Iyo Magacyada Dad Mudo Bilaa Xukun Ugu Xidhan Saldhiga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Ka Waramay Xadhigiisii Iyo Magacyada Dad Mudo Bilaa Xukun Ugu Xidhan Saldhiga!
November 10, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr mudo laba todobaad ku dhow kuxidhnaa magaalada hargaysa lana siidaayay laba cisho ka hor ayaa ka xog waramay xadhigiisii iyo dad tiro badan oo ula kulmay saldhig kuwaasi oo mudo ku xidhan bilaa xukun

Sidoo kale abwaan siciid ayaa soo bandhigay magacyada dad mudo dheer ku xidhan xabsiga oo aan ilaa hada la horgayn maxkamada iyo kuwo sanad iyo dheeraad la xukumay

Dad uu abwaanku kula kulmay saldhigii uu xidhnaa ayaa badi uxidhan arimo dhul oo ay ka mid yihiin laba qof oo uxudhan dhul ay madaxwaynaha ku muransan yihiin dad shacab ah.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS