Ciidanka Booliska Gobolka Gabiley Oo Gacanta Kusoo Dhigay Maandooriye Qaab Cusub Lasoo Qariyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Gobolka Gabiley Oo Gacanta Kusoo Dhigay Maandooriye Qaab Cusub Lasoo Qariyay.
November 21, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Ciidanka booiska gobolka gabiley ayaa gacanta kusoo dhigay khamri tiro badan oo lagu soo dhex qariyay gaadhi sida khudrad kaasi oo dalka laga soo galinayay magaalo xuduudeedka Allaybaday,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS