Boqor Buurmadow Oo Ka Degay Somaliya Iyo Soo Dhaweyn Loogu Sameeyay Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqor Buurmadow Oo Ka Degay Somaliya Iyo Soo Dhaweyn Loogu Sameeyay Muqdisho.
November 14, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa saaka ka degay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Madax ka tirsan Dawladda iyo mucaaradka ayaa Garoonka ku soo dhaweeyay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow.

COMMENTS
LINKS