Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Badal Madaxwaynuhu Ugu Badalay Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Badal Madaxwaynuhu Ugu Badalay Gobolka Sool
November 2, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabkii hore ee gobolka gabiley ee adaxwynaha somaliland ubadalay gobolka sool Cabdikariim xaaji Aadan diiriye ayaa ka dareen celiyay farsad markale madaxwayne biixi siiyay in uu gobolka sool umagacaabo

Sidoo kale badhasaabka cusub ee sool ayaa shacabka gobolka gabiley uga mahad celiyay sidii ay la shaqeeyeen mudadii uu xilka hayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS