Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sool Oo Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii Hore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sool Oo Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii Hore.
November 11, 2021 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Badhasaabka gobolka sool cabdikariim xaaji Maxamuud diiriye ayaa maanta sirasmi ah xilkii ugala wareegay badhasaabkii hore ee gobolka sool ee loo badalay gobolka gabiley cabdiqani jiidhe.

Munaasibada xil wareejinta oo ka dhacday xarunta badhasaabka ee magaalada laascanood ayaa waxaa  xilka ukala wareejiyay wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS