|
|||||
WAJAALE NEWS
“Aniga, Cabdiqaadir Iyo Cabdiraxmaanba Meel Aanu Ku nidhi, Reer Hebelbaa Intaasa Majiro, Lakiin Nin Doonaya Xisbiga…”Gudoomiye Xirsi.
November 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan oo ka hadlay munaasibad xisbigu ku qaabiley beesh arab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamo hadalo ay waraabinta ka sheegeen xubno dhawaan xisbiga iska casilay oo kazoo jeeda beeshan isagoo sheegay in aany jirin meel isaga cabdiqaadir jire, musharax cabdiraxmaan cirro ku yidhaahdeen reer hebelbaa intaasa balse ay warkaasi faafiyeen xubno doonayay marka horeba xisbiga in ay ka baxaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha Somaliland Oo Saluugay Garab Ka Mid Ah SOLJA Oo Shir Maalin Socday H... “Hada Waxaad Arkaysaa Gacan Ku Dhiigle Wax Dilay Oo la Kaxaynayo Reerkoodiina Ilaalinayo”Wasiirk Ari... Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Ucid Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Hadlay Arimo La Xid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|