Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Oo ka Hadlay Musharax Uu Tartan Adagi Dhexmaray Doorashadii Wakiilada Oo Madaxwayne Biixi Xil Umagacaabay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Oo ka Hadlay Musharax Uu Tartan Adagi Dhexmaray Doorashadii Wakiilada Oo Madaxwayne Biixi Xil Umagacaabay
November 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Somaliland ayaa ka dareen celiyay masuul xisbiga wadani ka sharaxnaa oo tartan adagi dhexmaray islamarkaana isla dhaceen oo madaxwayne biixi dhaawaan umagacaabay wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS