Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Warar Laga Faafiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Warar Laga Faafiyay.
November 25, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye cabdinaasir buuni ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo lagu sheegay in laga joojiyay hadalka warbaahinta ee arimaha xisbiga kulmiye

Sidoo kale Afhayeen buuni ayaa farta ku fiiqay cida ka faafisay wararkaasi been abuurka ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS