Abwaan Cismaan Ku jare Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Cismaan Ku jare Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi.
November 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan cismaan ku jare oo kamid siyaasiyiinta kazoo jeeda gobolka togdheer ayaa ka hadlay sidii gudoomiye cirro xisbiga wadani ugu wareejiyay xirsi isagoo barbar dhigay sida madaxwayne biixi looga furfuri laa,ay,S

Sidoo kale abwaan ku jare ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay abaal laawe  dadkii wax taray ku wacad furay islamarkaana soo bandhigay waraaqo lagu ceebaynayo madaxwaynihii hore ee Somaliland siilaanyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS