|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Oo Xabsiga Utaxaabtay Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Iyo Xogaha Laga Helayo Cida Ka Danbaysa Xadhigiisa!
October 24, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga utaxaabay abwaan siciid maxamuud gahayr oo kamid ah shakhsiyaadka u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada. Xadhiga abwaan siciid maxamuud gahayr ayaa wararka laga helayaa sheegeen in uu ka danbeeyo wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland oo qoonsaday dhawaan qoraal uu ka qoray isagoo dhowr jeerna ka hadlay arday ka cabanaysa wasaarada waxbarashada, Majiro wax faah faahin ah oo xadhiga abwaan ay ka bixiyeen laamaha amaanku iyo wasiirka xadhigiisa lala xidhiidhinayo ee wasaarada waxbarashadu Related posts:War Deg Dega; Madaxtooyada Oo Go,aamisay In Suldaan Mawliid Sabayste Loo Dhaadhiciyo Jeelka Madheer... Daawo: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Saaka Lagu Dhex Arkay Xafladii Furitaanka Kulmiye Iy... Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Utaxaabay Musharax Sheekh Ibraahim Oo Katirsan Musharixiinta Xisbiga U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|