Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Arinta Fly Dubai, Sheegayna In Loo Cadaadinayo Dano Gaar Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Arinta Fly Dubai, Sheegayna In Loo Cadaadinayo Dano Gaar Ah.
October 24, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha ganacsiga iyo warshadaha ee xisbiga wadani Xamse cabdiraxmaan Khayre ayaa ka hadlay diyaarada fly dubai oo joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland isagoo sheegay in xukuumadu cadaadis ku hayso iyadoo udanaynaysa shirkado kale oo qoyska madaxwaynuhu qayb ka yihiin,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS