Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dacwad Ka Gudbiyay Wasaarada Arimaha Gudaha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dacwad Ka Gudbiyay Wasaarada Arimaha Gudaha!
October 20, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley Ee Isku bahaystay mucaaridada maayarka magaalada gabiley oo khilaafkoodu taagnaa maalmihii udanbeeyay ayaa dacwad ka gudbiyay wasaarada arimaha gudaha Somaliland kaasi oo ay kaga cabanayaa wareegto uu wasiirka arimaha guduhu ku joojiyay fadhiyada aan caadiga ahayn ee maayarada dalka xilka lagaga qaadayo.

Qareenada udoodaya xildhibaan golaha deegaanka gabiley ee dacwada ku oogaya wasiirka arimaha gudaha ayaa faah faahin ka bixiyay dacwada ay xildhibaanada gabiley usoo gudbiyeen si maxkamada sare ay uga furtaan dacwadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS