Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Ku Dhaliilay Soo Qabasho La,aanta Cidii Dhaawac Ugaysatay Xil Guruuje. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Ku Dhaliilay Soo Qabasho La,aanta Cidii Dhaawac Ugaysatay Xil Guruuje.
October 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo kamid ah Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay Dhaawac Nin Suldaan Ahi ugaystay xildhibaan axmed nuur Guruuje oo katirsan golaha wakiilada kaasi oo aan wali Xukuumada iy ciidanka booliska ahi wax talaabo ah qaadin Ninkii falka gaystay oo iska jooga magaalada

Xildhibaan siciid sokeeye ayaa ka hadlay sida diintu uga Hadashay in qof muslim ah lagula kaco fal noocaasi ah

Dhanka kale xildhibaan siciid sokeeye ayaa masuuliyada waxka Qabasho la,aanta falka lagula kacay xildhibaan guruuje ku eedeeyay wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha ciidanka booliska oo ay saran tahay masuuliyada abni ee shacabku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS